Ku saabsan MiR

Multikulturelt Initiativ og Ressursnettverk waa shabakad qaabilsan waalidiinta, carruurta iyo dhallinyarada oo ka madaxbannaan qoomiyad iyo bulsho meel ka soo jeedda. Annaga oo ka duulayna dhaqannada ka la duwan waxa aanu bixinnaa macluumaad, talooyin iyo taageerooyin ku aaddan arrimaha la xidhiidha xannaanada carruurta, dugsiga, nolosha qoyska iyo ta bulshada ba. Sida oo kale MiR waxa uu u shaqeeyaa in uu u hadlo qaybo bulshada ka mid ah ah, si ay u la kulmaan dawladda iyo bulsho weynta ba.


Permalenke til denne artikkelen: https://www.mirnett.org/wp/ku-saabsan-mir/